Familienhilfe

von

Buugan waxan ugu talo galay dhamaan Hooyooyinka iyo Aabayaasha si uu uga caawiyo inta ugu muhiimsan Nolosha maalintii .
Buugan wuxu ku noqonayaa Caawiye ka caawiya wax badan oo ku saabsan inta nolosha maalinti lagu hadlo
haday noqoto dhakhtarka , habka nbalamaha loo qabsado
habka guryaha loo raadsado
habka caruurta looga fsax qado iskuulada haday xanuunsadan iyo qaar kalo badan